Published On: Thu, Aug 25th, 2016

War deg deg ah: Qarax goor dhow ka dhacay Xeebta Liido iyo Rasaas socota

 DSC07593

Qarax xooggan iyo Rasaas xoogan ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Xeebta Liido ee degmada C/casiis, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.

Rasaas nooca cul culus iyo kuwa fudud oo ayaa xigsadey.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka rasmiga ah ee uu qaraxa ka dhacay, warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa baabuur uu ka dhacay meelo ku dhow maqaayado ku yaala hareeraha xeebta Liido.

Qaraxa ka hor waxaa magaalada Muqdisho qeybo ka mid laga maqlay rasaas iyo jug culus oo u muuqatay madaafiic la soo riday.

Wixii ku soo kordha deg deg ayaan idin kugu soo gudbineynaa

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300