Published On: Sat, Aug 20th, 2016

Guddoomiyihii kooxda ol’oleha Trump oo iscasilay

_90856437_f160a065-c662-48fb-9c24-84e594174cf1

Guddoomiyaha kooxda ol’oleha murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa iscasilay laba bilood un kaddib markii uu xilkaasi qabtay.

Paul Manafort, ayaa wajahayey cambaarayn ku aadan xiriirka uu la lahaa siyaasiin u dhashay Ruushka iyo madaxweynihii hore ee Ukraine,Viktor Yanukovych.

Wuu beeniyay in uu wax khalad ah sameeyey, mana uusan sheegin sababta uu shaqada uga tagay.

Donald Trump ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay inuu aqbalay iscasilaadda Manafort. Ma sheegin faahfaahin intaa dheer.

Mr. Manafort wuxuu isku dayayey in uu ku qanciya Mr. Trump oo taageeradiisa ay hoos u sii dhacysay isbucyadii dhawaa in uu iska ilaaliya hadallada uu sida ka fiirsasho la’aanta ah u sheego.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300