Published On: Tue, Aug 16th, 2016

Howgallo laga sameeyay degmada Deyniile

 Alfa4

Wararka naga soo gaaraya degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa kusoo waramaya in ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen howlagallo dad badan lagu soo qab qabtay.

Howgalka ayaa la sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya ay kusoo qab qabtay dad aad u farabadan , kadibna baaritaan ay ku sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya in ay siidaayeen dadka qaar , halka kuwo kalen ay ka xeysteen.

Dadka deegaanka ayaa u sheegay Risaala in ay arkaayeen howlgalka ay wadaan ciidanka dowladda Soomaaliya , islamarkaana ay ka xeysteen dad dhalinyaro u badan.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya wali kama hadlin howlgalka ay ka sameeyeen degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300