Published On: Mon, Aug 15th, 2016

Duqii Hore ee Muqdisho oo geeriyoodey.

muqdisho

Waxaa Saakey ku geeriyoodey magaalada MuqdAllaha u-naxariisteesho Alle ha u naxariistee Duqii hore ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladiisa.

Axmed Muude Xuseen oo soo noqday Duqii Magaalada Muqdisho Sanadihii 1958-1963-dii, wuxuuna dhashay sanadii 1928-dii.

Kadib Axmed Waxa uu noqdey Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliyeed, ka hor intii aanu dalka la wareegin xukuumadii Militeriga ee Maxamed Siyaad Barre.

Marxuumka, ayaa mudooyinkii aan kasoo gudubnay ku xanuunsanayay hooygiisa magaaladda Muqdisho.

Dowlada Federaalka ayaan weli ka hadlin Geerida Marxuumka oo Taariikh fog ku lahaa magaalada uu Madaxda ka soo noqdey iyo Dalkaba.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300