Published On: Thu, Aug 11th, 2016

Ciidamo ka tirsanaa maamulka Khaatumo oo ku biiray Somaliland

khaatu

Ku dhowaad 260 askari oo ka tirsanaa ciidanka maamulka Khaatumo, ayaa lasoo shegayaa in ay si-iskooda ah ugu biireen ciidamada ammaanka ee maamulka Somaliland.

Askartaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay munaasabad heer sare ah, oo lagu qabtay deegaanka Carawyn oo 45km u magaaladda Buurhoodle.

Xubnaha labada gole ee maamulka Somaliland ayaa ku sugnaa madasha xafladda, waxaana kamid ahaa Wasiirka Gaashaandhiga, Saraakiisha Ciidamadda, wasiir ku xigeenka Boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Cismaan Garad Soofe.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300