Published On: Wed, Aug 10th, 2016

Diyaarado Duqeeyey xero la sheegay Alshabab in ay ku lahaayeen deegaan ka tirsan Jubbada Dhex.

deg-deg-ah11Deegaanka Hargeeysa Yareey, oo ka tirsan Degmada Jilib Ee Gobolka Jubbada Dhexe, ee soomaaliya, ayaa lasoo sheegayaa in xalay diyaarado ay ku duqeeyeen Xarakada Al Shabab.

Dadka deegaanka oo u-waramaya idaacadda Dalsan, waxaa ay sheegeen in ay maqleen daryanka daraasiin madaafiic ah oo dhulka kusoo hoobaneysa.

Ilaa iyo hadda lama ogaan diyaaradah wax duqeeya halka laga leeyahay, balse warar baa sheegaya in dalka Kenya suuragal ay tahay in laga leeyahay diyaaradaasi.

Majirto war kazoo baxay madaxda maamulka Jubaland oo ku aadan duqeynta.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300