Published On: Sun, Aug 7th, 2016

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Taliyeyaasha ciidamada dowladda” Sawirro”

IMG_3411

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM  Waxa uuna kala hadlay suggitaanka amnig xiliga doorashada iyo sidoo kale dagaalka ka dhanka  ah Ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay  in ciidamada xoogga dalka iyo AMISOM looga baahan yahay in ay sugaan ammaanka Goobaha ay doorashada ka dhici doonto, si looga hortago iskuday kasta  oo lagu dhibaateynaayo ammaanka xiliga doorashada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faray saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan la dagaalanka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in bisha Septembar ay martigalindoonto Soomaaliya Shir Madaxeedka IGAD Waxuuna Xusay in lagu qiimeyn doono Xaaladda Ammaanka iyo isabadalka dhinaca horumarka ee ay ku tallaabsatay Soomaaliya. 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

IMG_3375 IMG_3386 IMG_3403 IMG_3404 IMG_3408 IMG_3409

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300