Published On: Sun, Aug 7th, 2016

Akhri Wareegtada lagu shaaciyey Xilliga ay dhaceyso Doorashada dalka 2016

 Doorashada-2016

Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada.

Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25-ka September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxa uu sheegay in ay dhacayso 24-ka September ilaa iyo 10-ka October.

Sidoo kale Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka ayaa la shaaciyay in dhacayso 25-ka October.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa cadeeyay in Doorashada Madaxweynaha ay dhacayso 30 October.

Doora
Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300