Published On: Fri, Aug 5th, 2016

Maamulka Khaatumo oo Wafdi u diray Somaliland

khaatumo

Wasiirka Warfaafinta maamulka Khaatumo Axmed Xaaji Cali ayaa sheegay in Maamulka Khaatumo ay Wafti u Direen Dhinaca Somaliland Waftigaasi ayaana ka kooban Wasiiro iyo Siyaasiyiin Horay Xilal uga soo Qabtay Maamulka Khaatumo.

1 Wasiirka Aminiga Khaatumo Kayse Abdi Yuusuf
2 Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Ismail Shabac
3 Ex Wasiirkii Hore Arimaha Yaasiin Axmed Sulub
4 Ex Xildhibaan SSC Hore Xariir Awcali
5 Qurba Joog Bahir Mahdi Xubnin
6 Caaqil Axmed Xasa X Cumar( Xubni)

Waftigaan ayaana Xalay gaaray Degnada Caynaba Waxaana Lagu Wadaa inay Kulamo Hordhac ah ay la Qaadan Doonaan Wasiiro ka Tirsan Maamulka Somaliland oo Saaka Halkaasi imaan Doona.

Dhanka kale Warar kale ayaa sheegaya in Dadka ku sugan Magaalada Buuhoodle ay ka soo horjeesteen Wafdiga loo diray Somaliland,kuwaas oo sheegay in Arrintaas in Madaxweyne Cali Khaliif ay gooni u tahay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300