Published On: Thu, Aug 4th, 2016

Shirka Baarlamaanada Afrika oo la soo gabagabeeyay (SAWIRO).

shirka1

Shirka Baarlamaanka Afrika ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Johannseburg ee dalka Koonfur Afrika.

waxaana dowladda Soomaaliya uga qeyb galay Xoghayaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane C/kariim Xaaji Cabdi Buux.

“kulankaan xoghayayaashu waxay isku weydaarsanayaan sidii ay qeyb uga ahaan lahaayeen heshiisyada heerka caalami ah ee ay Dowladuhu kala saxiixdeen”ayuu yiri Xoghaye Buux.

Barlamaanka Afrika oo ay xaruntiisu tahay magaalada Johannsenburg ee K/Afrika, ayaa waxaa sanadkiiba afar jeer lagu qabtaa shirar kala duwan oo looga hadlaayo xaalada qaarada Afrika.
DAAWO SAWIRADA

shirka shirka2 shirka3

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300