Published On: Sat, Jul 23rd, 2016

Qaramada Midoobay oo ugu baaqay Somalia ilaalinta Xuuquuqda Caruurta Soomaaliyeed

qaramada midoobay

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya ilaalinta xuuqda iyo Xoriyada Caruurta maadaama ay ku leeyihiin Dalka  lagu Dagaalamay muddo ka badan 20 Sano.

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Caruurta, Leila Zerrougui oo booqasho ku timid Dalka Soomaaliya ayaa waxey ku amaantay Xukuumadda Muqdisho iyo Maamulka Puntland si ay mas’uuliyad isaga saareeen Xuquuqda Caruurta.

Waxey sheegtay in ay soo dhaweeneyso dadaalada ay wadaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Puntland oo ku aadan horumarinta Caruurta Soomliyeed.

Ugu dambeyn, Danjire Layla oo booqtay Xabsida Garoowe iyo Boosaaso ayaa ugu baaqday Maamulka Puntland Caruurtii dhawaan la qabtay iyagoo ka bar bar Dagaalamayay Al Shabaab in aan loola dhaqmin sida dambiile.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300