Published On: Sat, Jul 23rd, 2016

Maxkamad ku taalla Mareykanka oo la soo taagay Nin lagu eedeeyay Dilka Muwaadiniin Soomaaliyeed

2016723636048338676494176ver123-696x495

Maxkmad ku taalla Magaalada Lauderdale  ee Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka ayaa waxaa ka soo muuqday 26 jir lagu magacaabo Anthony Sawina oo lo heysto ku lug la haanshaha toogasho dhawaan lagu Dilay ugu yaraan 5 Ruux oo ka ka mid ahaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Lauderdale.

Eedeysane Anthony ayaa lagu helay in uu ku lug la haa falka lagu Dilay Muwaadiniintaasi Soomaaliyeed xili ay ku soo ka soo baxeen Masjid ku yaalla Magaalada Lauderdale.

Falka Ninkan uu ku Dilay Muwaadiniintaasi Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay mid salka ku heysa jinsi faquuq ama isir naceyb.

Maxkamada ayaa sheegtay in Ninkan lagu damiinan karo lacag dhan 750,000 kun oo dollar balse waxaa xusid mudan in Magaalada Lauderdale ay u muuqato mid lagu faquuqayo Soomaalida.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300