Published On: Sat, Jul 23rd, 2016

Gudoomiyaha cusub ee Gaalkacyo oo la doortay

IMG_9376Waxaa goordhow magaalada Gaalkacyo qeyta Puntland  kusoo gaba gaboobay  doorashada duqa magaalada Gaalkacyo sidoo kale ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Maxamuud Yaasiin Tumeey u doortay duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, oo horay si KMG ah xilka u hayay.

Sidoo kale xildhibaanada golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Farxaan Cabdi Gafaa u doortay gudoomiye ku xigeenka magaalada Gaalkacyo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300