Published On: Sat, Jul 23rd, 2016

Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaanka Beerxaani ee Jubbada Hoose

beexani

Xarakada Al Shabaab ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Beerxaani ee duleedka Magaalada Kismaayo.

La wareegista Al Shabaab ayaa timid kadib markii shalay Ciidamada maamulka Jubbaland ay tageen deegaankaasi Beerxaani ayna dhibaatooyin ka geysteen.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadii Jubbaland  ee shalay gaaray deegaankaasi ay gubeen Guryo dad shacab ah ay degenaayeen.

Beerxaani ayaa qiyaastii 45 Km dhanka Koofur Galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300