Published On: Wed, Jul 20th, 2016

XIISAD WALI KA TAAGAN GOBOOLKA SANAAG

IMG_1497

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku dagaalameen maamulada Puntland iyo sidoo kale Somaliland ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka taagantahay xiisad u dhaxeeysa labada maamul.

Dagaal culus ayaa dhawaan ka dhacay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sanaag, kuwaasoo ay isku heystaan Puntland iyo sidoo kale Somaliland.

Xubin ka mid  ah baarlamaanka maamulka Puntland ayaa la sheegay in uu weli gacanta ugu jiro maamulka Somaliland.

Xaalada ayaa kacsan waxaa la sheegaya in labada dhinac ay wadaan gurmad .

Somaliland ayaa ku doodaysa in ay leedahay gobolka Sanaag,islmarkaana ay geynayso sanaadiiqda codbixinta, halka maamulka Puntland ay aaminsan yihiin ay leeyihiin dhammaan degmooyinka gobolka Sanaag oo dhan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300