Published On: Sat, Jul 16th, 2016

Banaanbax looga horjeedo afgembiga dhicisoobay ee Turkiga oo Muqdisho ka dhacay (DAAWO SAWIRADA).

banaan_bax_Bannaanbax looga horjeedo afgembiga dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa looga dhawaaqay inuu ka dhacayo magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay bannaanbaxaasi oo lagu taageerayo dowladda Turkiga iyo shacabka dalkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliyaa si weyn u cambaareeyay inqilaabka Milateri ee ay isku dayeen qaar ka mida ciidamada Turkiga inay ku ridaan dowladda madaxweyne Ordogan.

Soomaaliya ayaa xiriir fiican la leh dowladda Turkiga ee uu hogaamiyo madaxweyne Orodgan, taasoo keentay inay si buuxda u garab istaagaan.
banaan_bax_1

banaan_bax_2

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300