Published On: Tue, Jul 12th, 2016

Labo Nin oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada Buuhoodle

WAR-DEG-DEG-AH2

Labada nin ee la dilay ayaa mid kamid ah wuxuu ahaa sarkaal sare oo katirsan ciidamada Ethopia ee kusugan xuduuda qabalaha shaxda, kaasoo soomalidu magaciisa utiqiinay canbe.

Marka lagasoo tago ciidanimada, canbe waxa uu ahaa nin ka ganacsada iibinta khamriga.

Cabsi xoogan ayaa laga daremayaa magalaada Buuhoole waxana shacabku ka baqayaan inuu dhaco dagaal horleh, iyadoo dhinaca kalena uu hakad galay iskusocodkii gaadiidka iyo shacabka ee dhinaca xuduuda

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300