Published On: Sat, Jul 9th, 2016

Puntland oo ka hadashay amniga Gaalkacyo

111
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay amniga magaalada Gaalkacyo ee xarunta ee gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaarada Amniga maamulka Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab ayaa sheegay in maamulka Puntland aysan aqbali doonin in dad shacab ah lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in laga doonaayo odayaasha dhaqanka in ay saxiixaan in cidii falal amni daro lagu qabto in ay dilaan ciidanka ammaanka maamulka Puntland.

Dhawaan Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa xilka ka qaaday madax ka tirsan maamulka gobolka mudug.

Gaalkacyo ayaa waxaa lagu dilay bilihii lasoo dhaafay madax ka tirsan Puntland iyo sidoo kale dad shacab ah oo aad u farabadan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300