Published On: Fri, Jul 8th, 2016

Daawo Hub iyo dad lagu dhex qabtay Masjid ku yaala Muqdisho

5-5

Ciidamada BoliIska Soomaaliya ayaa Howlgal ay shalay gelinkii dambe ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo Labo qof oo arintaasi ku lug yeeshay.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Yaaqshiid Maxamed Yuusuf Nuur, ayaa sheegay in hubka lagu dhex qariyay Minaaradda Masjidka, ay ku soo wargaliyeen Boliiska dadweynaha ku nool Xaafadda.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska gobalka Banaadir Gashaanle Sare Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in Hubkaasi uu ahaa mid qeyb ka ah dilalka iyo amni darada ka dhacda magaalada Muqdisho.

Maalmihii udambeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo gaar ah ka wadeen degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana howlgaladaasi lagu sugayay amniga magaalada magaalada Muqdisho.

2-6 3-4 4-6

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300