Published On: Tue, Jul 5th, 2016

Yuweri Museveni ” qorsho xumo ayaa haysata AMISOM”

president-yoweri-museveni-of-uganda2
Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in qorshe xumo ay haysato Ciidamada AMISOM ee ku sugan Dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha dowadda Uganda ayaa sheegay in ciidanka AMISOM aysan la  heyn qorsho loogu talagay in ciidan dagaal ku jira.

Yuweri Museveni ayaa sheegay in ay muhiim tahay dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu sheegay in uu hada gaabisyahay.

Laakiin Yuweri Museveni ayaa sheegay in aanu ciidankiisa la bixi doonin haddii howlgalka AMISOM jihada saxda ah uu abaaro, oo ay ka mid tahay in dib loo dhiso ciidamada Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa dhawaan sheegtay in ciidankeeda ay kala baxayso dalka Soomaaliya sanadka danbe.

 

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300