Published On: Sun, Jul 3rd, 2016

Xiisad ka taagan deegaanka Rabdhuure

 furun-dagaal

Wararka naga soo gaaraya deegaanka  Rabdhuure ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in deegaankaasi ay ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Rabdhuure ka dib markii ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ay iska baxeen deegaankaasi.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa wado dadaal ugu dambeeyay oo ay doonaayaan in ay shabaab ka saaraan deegaanka Rabdhuure.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa gaabiga ku haya Rabdhuure ,waxaana la sheegaya in ay shabaab bandow kusoo rogeen magaaladaasi.

Baraha ay Shabaab Wararka ku faafiyaan ayaa lagu sheegay in ay gacanta ku hayaan deegaanka Rabdhuure.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300