Published On: Sun, Jul 3rd, 2016

Saraakiil Mareykan ah oo Barre Hiiraale kula kulmay Magaalada Mandheera

barre-hiiraleWararka laga helayo Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Saldhiga Ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Mandheera ay ku kulmeen Saraakiil Mareykan ah iyo Siyaasi Col. Barre Aadan Shire Barre Hiiraale.

Warka ayaa intaa ku daraya in Dowladda Mareykanka ay Hub ku wareejisay Col. Barre Hiiraale si uu dagaal u la galo Dhadhaqaaqa Al-shabaab.Mareykanka ayaa la sheegay inuu faray Barre Hiiraale la shaqeynta Ciidamada AMISOM ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ku sugan,kuwaas oo kala ah Ciidamada Itoobiya iyo Kenya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300