Published On: Sun, Jul 3rd, 2016

Ahlusunna oo Xabsiyada ka siideeysay Maxaabiis u xirnaa

sheekh-shaakir
Madaxweynaha Maamulka isku Magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegay in Maamulkiisa uu Xabsiyada ay Maamusho Ahlusunna ka siidaayay Tiro Maxaabiis ah.Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa sheegay in Maxaabiista la siidaayay ay ahaayeen kuwo qabay Dambyo fudfudud.

Hayeeshee Madaxweynaha Ahlusunna ma sheegin tirada Maxaabiista ay siidaayeen inta ay ay le eg yihiin iyo goobaha laga siidaayay

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300