Published On: Thu, Jun 30th, 2016

AKHRI NUQULKA: XEERKA SIYAASADA QARAN EE JINSIGA EE CULUMAA’UDIINKA KA QEYLO DHAAMIYEEN

 

qabyo

Culimaa’udiin iyo odayaal Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan culus ka keenay  Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha Wasiirada, iyagoo wax aad looga xumaado ku tilmaamey Talaabadaasi.

Wasaarada Haweenka Dowlada Federaalka oo warbaahinta la hadashay, maalin kadib markii Odayaasha iyo Culumada ay Qeylo dhaanta sameeyeen ayaa sheegtey in sida culumada u sheegeen aysan u jirin.

Sidoo kale, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa isna beeniyay arrintaasi.

Hadaba, Xeerkan oo hoos ku lifaaqan waxa uu ka dalbayaa dowladda inay saxiixdo Xeer caalami ah oo loo yaqaan CEDAW, kaasoo simaya xuquuqda Ragga iyo Haweenka dhinac waliba, laakiin wax badan kuma cadda qoraalka hoose marka laga reebo inuu dalbanayo in guud ahaan la baabi’iyo Gudniinka Dumarka.

RIIX HALKAAN SI AAD U AKHRISID ASALKA NUQULKA  XEERKA SIYAASADA JINSIGA EE MURANKA DHALIYAY.

Xigasho: Dulqaadka.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300