Published On: Wed, Jun 29th, 2016

Galmudug oo Guddi u Magacowday Dagaalkii Qeydaro ka dhacay”Akhriso

galgaduud

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa   gudi  soo baara dagaaladii  dhawaan ka dhacay deegaanada hoos yimaada qeydro  iyo  baxdo  dagaaladaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Gudigaan ayaa ka kooban 10 xubnood oo iskugu jira wasiiro , xildhibaano  iyo odayaal dhaqan  ayadoon gudoomiye looga dhigay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed  , gudigaan ayaa loo magacaabay si loo ogaado waxyaabaha keenay colaadan ka dhacaday deegaanada hoostaga Qeyadro iyo Baxdo  iyo dadkii ka qeyb qaatay colaadaas

Warqada magacabitaanka ayaa u qorneed sida tan xeer madaxweyne

Halkaan Riix si aad u Akhrisato Warsaxaafadeedka

002

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300