Published On: Tue, Jun 28th, 2016

Madaxweynaha oo afur u sameeyay danjireyaasha waddamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya

afurka5

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha waddamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa danjireyaasha si kooban uga warbixiyey xaaladda dalka Soomaaliya iyo horumarka la sameeyay, gaar ahaan qorshaha doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo sannadkan.

Munaasabaddan afurka ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgaley xubno ka tirsan labada gole iyo mas’uuliyiin kale.afurka4

afurka6 afurka9

——————–DHAMMAAD————-

Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300