Published On: Tue, Jun 28th, 2016

DEG DEG: Diyaarad ku burburtay Gobolka Sh.Hoose

WAR-DEG-DEG-AH2

Wararka laga helayo Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Diyaarada nuuca wax basaasa ah ay ku burburtay Degaanka Baladul-Amiin  oo qiyaas ahaan 28Km u jirta Degmada Wanlaweyn ee Gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay burburka Diyaaradaasi la aadeen dhanka Awdhweegle ee Gobolka Sh.Hoose.

Weli lama shacin Dalka laga leeyahay Diyaaradan iyo waxa keenay in ay burburto.

kala soco waxii ku soo kordha www.markacadeey.com hadii Alla Idmo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300