Published On: Sun, Jun 26th, 2016

QM oo Cambaareysay Weerarkii Hotel Naaso Hablood ee Muqdisho

IMG_3155Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan arimaha Soomaaliya  Michael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Hotelka Naaso Hablood ee magaalada Muqdisho.

War kooban oo uu  kusoo qoray bartiisa Twitter ayuu ku sheegay in uu ahaa weerar   naxdin badan oo ay  Qaramada Midoobe si aada uga naxday waxuuna sheegay in uu tacsi u diraayo dadkii ku dhintay weerarkaasi.

Michael Keating ayaa ku tilmaamay weerarkii hotel Naaso Hablood 1 mid bahalnimo ah.

Shalay galinkii dambe ayaa weerar xoogan lagu qaaday hotelka Naaso Hablood oo ku yaala magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,waxaana ka dhashay khasaaro aad u farabadan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300