Published On: Mon, Jun 20th, 2016

Wasiirada Haweenka oo sheegtay in Haweenka ka raadsadaan Dowladda Cusub Qoondada ay leeyihiin.

Sahro Maxamed Cali Samatar
Sahro Maxamed Cali Samatar Wasiirka wasaarada haweenka  ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay raadsadaan qoondada loogu talagay inay ku yeesheen dowladda cusub ee la soo dhisaayo.Wasiirada ayaa sheegtay inay haboon yahay in la ilaaliyo qoondada ay leeyihiin haweenka  Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxayna sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay u midoobeen in sidii ay dowladda cusub ee lagu wado in ay dalka ka dhalato dabayaaqa sanadkaan in ay ka helaan xubnaha ay ku leeyihiin.

“Haweenka Soomaaliyeed waa inay u midoobaan sidii ay dowladda cusub ee lagu wado inay dalka ka dhalato dabayaaqada sanadkaan inay ka helaan xubnaha ay ku leeyihiin” ayay tiri Sahro Maxamed Cali Samatar.

Dhanka kale Haweenka Soomaaliyeed ayaa dowladda Soomaaliya waxay u qoondaysay inay ku yeesheen dowlad walba 30%  boqolkiiba.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300