Published On: Thu, Jun 16th, 2016

QM oo Kenya kala hadashay arrimaha Qaxootiga Soomaalida

ban-Copy
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa kala hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab.Ban Ki Moon ayaa ugu horeyn ku amaanay Kenya doorkii ay ka qaadatay martigelinta qaxootiga iyo waqtigii ay ku bixisay iney gudaha dalkeeda ku nooladan.

Sido kale Ban ki Moon waxa uu Kenya ku booriyay iney Soomaaliya iyo Hey’adda Qaxootiga ee UNHCR sidii loo hirgelin lahaa heshiiskii ay hore u gaaran ee ku saabsanaa dib u celinta qaxootiga.

QM waxa ay hore u shaacisay iney Kenya iyo Soomaaliya ka taageeri doonto dib u soo celinta qaxootiga.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300