Published On: Wed, Jun 15th, 2016

FBI-da Mareykanka oo su’aalo weydiineysa xaaska Cumar Mateen

100531552_Enterprise_News_and_Pictures-xlarge_trans++FHJNLL4DN98KyBDjVXBRVAj6J0DWr6HFRAV5knuu824
Hay’adda dambi baarista Maraykanka ee FBI ayaa wadda baaritaan ay su’aalo ku weydiinayso xaaska Cumar Mateen oo dhawaan dalkaas ka geystay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac.Xaaska Mateen oo lagu magacaabo Nuur ayaa la weydiinayaa su’aalo lagu ogaanayo in ay wax ka ogeyd qorshaha uu ninkeedu fuliyay iyo in kale.

Nuur ayaa haddii ay caddaato inay ka war haysay arrinta, waxaa lagu soo oogi doonaa dacwad ku saabsan sababta ay u qarisay.

Weerar uu Cumar Mateen ku qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Orlando ee gobolka Florida ee carriga Maraykanka ayaa waxaa ku dhintay 49 qof, waxaana ku dhaawacmay tiro kale.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300