Published On: Tue, Jun 14th, 2016

Midowga Yurub oo Liibiya ka taageeraysa muhaajiriinta

160607220851_migrant_boat1_640x360_ap_nocredit

Hay’ada Amnesty Internationa ee xuquuqul insaanka ayaa eedayn u jeedisay siyaasada midowga yurub.

Midowga Yurub ayaa doonaya inay taageerto ciidanka liibiya inay la dagaalamaan muhaajiriinta dhinaca liibiya Yurub ka galaya.

Dowlada Liibiya ayaa wadamada Midowga Yurub ka dalbaday inay ciidankooda ilaalada xeebaha taageero.
Hay’ada Amnesty ayaa eedaynaysa qorshahan oo sheegaysa inay xuquuqul insaanka ka soo horjeedo.

Midowga Yurub waxay doonayaa in ilaalada xeebaha Liibiya la tababaro oo ay hakiyaan qaxootiga.
Balse dalka Liibiya ayaa weli siyaasad ahaan aanan daganayn oo dagaalo ay ka socdaan

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300