Published On: Tue, Jun 14th, 2016

Deg deg ah: Nin hubeysan oo dad badan ku afduubtay Faransiiska

deg-deg-ah11War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu madax furasho ahaan u qabsaday dad dhowr ah guri ku yaala duleedka Paris, kadib markii uu Mindi ku dilay sarkaal Boolis ah oo gurigaasi lahaa.

Shilkan ayaa ka dhacay Manivièle oo ah magaalo u dhow caasimadda dalka Faransiiska ee Paris, kuna taalla waqooyiga galbeed ee caasimadda.

Ninka dableyda ah ayaa madax furasho u qabsaday qoyska guriga ku noolaa, waxayna Boolisku sheegeen inaan weli la ogeyn ujeedka ninkan.

Ciidamada gaara ayaa isku xeeray guriga, iyadoo howlgal la filayo inay qaadaan si ninkaasi looga badbaadiyo qoyska uu heysto.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300