Published On: Sat, Jun 11th, 2016

Al Shabab oo la wareegtay degmada Adan Yabaal ee gobolka Shabeelada Hoose

al-Shabaab_3510412bWararka ka imaanaya degmada Adan Yabaal ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay qabsaden degmadasi.

Warbaahinta Al Shabab ayaa sheegeysa in iyada oo aan wax dagaal ah dhicin ay qabsaden degmada iyo tuulooyin badan oo hoos yimaada.

Ciidamada Itoobiya ayaa ku sugnaa degmada Adan Yabaal iyo deeganada kale oo hoos yimaada.

Al Shabab ayaa khamiistii weerar xoogan ku qaaday xerada ciidamada AMISOM ee deegaanka Halgan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300