Published On: Fri, Jun 10th, 2016

Dagaal caawa ka dhacay Gobolka Hiiraan.

bre

Wararka laga helayo caawa magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Caawa dagaal uu ka soconayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogaga Al Shabaab, waxaana lagu soo waramayaa in uu ka socdo Degaanada kala ah Degaanada Ceel-Cali, Wabxo iyo Buqaqable waxaana uu qarxay kadib markii Al Shabaab ay Weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin halkaasi.

Waxaa adag in la ogaado khasaaraha uu sababay Dagaalkan maadaama weli uu ka socda Degaanadan hoostaga Gobolka Hiiraan.

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300