Published On: Wed, Jun 8th, 2016

Gudoomiyihii Haweenka Mudug oo la diley.

dhuss

Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii galabta Magaaladda Gaalkacyo ku toogtay dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan.

Dableyda dilka geysatay ayaa baxsaday kadib markii dileen Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yusuf Aadan.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxa dilka Dhudi Yusuf Aadan,waxaana socda baaritaano ay wadaan laamaha amaanka Gobalka Mudug sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee laga helayo magaalada Gaalkacyo.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300