Published On: Mon, Jun 6th, 2016

Shil gaari oo Turkiga ka dhacay ayay dad ku dhinteen

160524142538_pkk_turkey_512x288_bbc_nocredit

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in afar iyo toban ruux ay ku dhinteen bas shil ku galay koonfurta dalkaasi.

Gaadhiga oo waday ciyaal iskuul ayaa ku dhacay kanaal ama marin biyood u dhaw magaalada Cumaaniyah.

Warbaahinta Turkigu waxay sheegeen in dadka dhintay ay ka mid yihiin lix canug oo ciyaal iskuul ah. Labaatan kale ayaa lagu dabiibayaa Isbitaal.

Muuqaal laga arkay telefashinka ayaa muujinaya baskii oo laga soo saaray biyaha iyadoo la adeegsanayo wiish.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300