Published On: Sun, Jun 5th, 2016

Weriye ka shaqeyneysay Warbaahinta dowlada oo lagu diley magaalada Muqdisho.

Sagal4

Waxaa goor dhow oo manta ah lagu diley magaalada Muqdisho Gabar Weriye ahayd, sida ay sheegayaan warar aanu ka helney ilo muhiim ah.

Gabadha weriyaha ah ee la dilay ayaa magaceeda lagu sheegay Sagal Salaad Cusmaan.

Weriyaha ayaa la sheegay  inay u shaqeyneysay Warbaahinta Dowladda, (Radio iyo TV-ga dowladda), waxaana dabley hubysan ay ku dileen agagaarka xarunta jaamacadda Plasma, Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Dableyda dilka geysatay ayaa la sheegay inay ka baxsadeen goobta, waxaana saxafiyada oo ahayd gabar dhalinyar meydkeeda laga qaaday halkaasi markii ay tageen ciidamada ammaanka.

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: markacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300