Published On: Fri, Jun 3rd, 2016

Dadaallo nabadeed oo ka socda Marko “Dhageyso”

2-booqasho1
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka C/qaadir Nuur Carraale oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan magaalada Marka ayaa sheegay in ay ku howlanyihiin heshiis nabadeed oo ay dhex dhigaan beelihii ku dagaalamay magaalada Marko iyo deegaanno kale oo ka mid ah gobolkaasi.Wuxuu intaasi ku daray in ay la kulmeen dhinac ka mid ah beelaha ku dagaalamaya halkaasi, ayna rajeeynayaan iney dhinaca kale la kulmaan maanta, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay iney muwaafaqo dhex dhigaan dadka ku dagaalamaya gobolkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga wasiirka 


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300