Published On: Fri, Jun 3rd, 2016

Barnaamijka Kulanka oo looga hadlay booqashada Erdugan uu ku joogo Muqdisho+Dhageyso

sanbaloolshe
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa dhamaantiis looga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga uu maanta ku yimid Muqdisho iyo guud ahaan halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.Barnaamijka waxa marti ku ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga C/laahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe” Maxamed iyo wasiirka wasaaradda biyaha iyo tamarka Mursal Sheekh C/raxman oo hore danjire uga soo noqday dalkaasi Turkiga.


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300