Published On: Wed, Jun 1st, 2016

Shir Beeraha looga hadlaayo oo maanta Baydhabo ka furmay

Baydhabo4
Shirkan oo socon doono Muddo 3 maali ah ayaa waxaa ka soo qiibgaley  Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha dawlad gobaleedyada  iyo   Wasaarada Beeraha  ee Dawlada Soomaaliya  qaarkamid ah agaasimiyaasha  wasaaradahaasi  iyo wakiilka  qaramida midoobe  uqaabilsan Soomaaliya Cunada iyo Beeraha FOAShirkan oo magaalada Baydhabo ay kumartigalisay  wasaarada beeraha iyo waraabka ee Kg ayaa mudada uu socodo  wasaarad walba ay kusoobandhigidoonta  Waxaqabadkeeda Mudadi ay jirtay iyo waliba Aqabadaha haysta . iyadoona  gabagabada  Shirka lagasoosaaridoono  Qorshiyaal ay kuwada shaqeeyaan  Wasaaradaha beeraha maamulada tan dawlada dhaxe iyo Waliba hay adda FOA

Kulanka Maanta oo uu Shirgudoominaayey Wasiirka Wasaarada Beeraha Dawlada Soomaaliya  axamed Xasan Gabooe Ugaas bile  ayaa waxaa intiisa badan uu ahaa mid ay iskubaranayeen Wasiirada, agaasimiyaasha  iyo waliba Madaxda ka socotay hay adda FOA

Cabdulaahi Cali Watiin Duqa degmada Baydhabo  ayaa sheegay in aad uga faraxsinyahay  in Degmadiisa ay martagaliso Shirkan Xeerka Caalami ah

Richard trenchard oo  ah wakiilka Qaramida midoobey Uqaabilsan Cunada iyo beeraha oo isna lahadley  Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa shirka kutilmaamey mid Gabababasiida ay kasoobixidoonaan Tatiijooyin Wanaagsan

Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka KG soomaaliya Munane Maxamed Xasan Fiqi  ayaa Dhankiisa sheegay In aytahay Guul usoohoyatay Wasaaradiisa  In ay martagaliso Shirkan

Farxad weyn ayeey ii tahay in manta Wasaaradeyda ay martigaliso  Shirkan caalamiga ah oo ay kasooqiibgaleen Dhamaan Wasaaradaha Beeraha Maamulada tan Dawlada Dhaxe iyo waliba  madahada Hay adda FOA

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300