Published On: Wed, Jun 1st, 2016

Shiekh caan ah oo Kismaayo lagu dilay

Capture6
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose ayaa sheegayaa in dabley hubeysan ay maantaa magaaladaasi ku dileen sheekh caalim oo si weyn loogu yaqaano degaankaasi laguna magacaabi jiray Sheekh C/llaahi Dalab.Sheeka ayaa la sheegay inuu si weyn uga soo horjeeday afkaarta xagjirka ee kooxda Al-shabaab iyo sidii ay bulshada Soomaaliyeed uga fogaan lahayd.

Kooxda argagixisada Al-shabaab ayaa looga bartay in mar kasta ay bartilmaameedsadaan dadka wax galka u ah bulshada, sida culumada iyo aqoonyahaanka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300