Published On: Thu, May 26th, 2016

Waa maxay Open Balance Volume indicator – Casharka 4


Waa maxay OBV, sidee loo is ticmaala, muxuu kutusayaa. Waa dhowrka ugu muhiimsan qalabyada “ama xisaabyada” lagu garto qiimuhu intuusan isbadalin. Wuxuu isticmaala Qiimaha iyo Volumka suuqa si aad u aragtid dhinaca loo badan yahay intuusan isbadalin qiimuhu. Waxaa loo is ticmaala garashada marka la gadanayo misa la gadayo shayga iyo goorta faa iidada lagala baxo. Waa cashar aad iyo aad u miihm ah e ila daawada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300