Published On: Thu, May 26th, 2016

Waa maxay Elliot Impulse Wave – Casharka 6


Elliot Impulse Wave – Casharka 6
Inta badan dadka stock marketka waxay raacan tijaabooyin lasoo tijaabiyey inbadan, E.I.W na wuxuu kamidyahay tijaabooyinka la isku raacay in ay shaqayso inta badan. Qiimuhu marku kacayo misa dhacayo wuxuu leeyahey 5 lug misa qaybo kala duwan oo u maro. Waxay ku fiican tahay in aad garan kartid goorta lagalo suuqa oo wax la iibsado misa la iibiyo. Wuxuu kaloo ku fiican yahay wuxuu kuu sheegayaa goorta faa iidada lagala baxo suuqa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300