Published On: Wed, May 25th, 2016

Booliiska Soomaaliya oo loogu deeqey Qalab Ciidan.

qalab1

Dowlada Talyaanigan ayaa qalab ciidan waxa ay ugu deeqday ciidamada booliska Soomaaliyeed kadib munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabada oo ka dhacday safaarada Talyaaniga ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ka qeybgalay Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud,safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrisio Marrcelli iyo masuuliyiin kale.

Dowlada Talyaaniga ayaa kamid dhowr wadan oo Soomaaliya ka taageera dhinaca dib u dhiska iyo qalabeynta ciidamada.

qalab3

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300