Published On: Mon, May 23rd, 2016

Xilidhibaan Goodax” Madexweynaha Soomaaliya waxa uu sameeyey qiyaano qaran”

GoodaxCabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa qiyaano qaran ku tilmaamay go’aankii shalay uu qaatay madexweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Xilidhibaan cabdulaahi Goodax Bare ayaa sheegay in xilidhibaanada dowladda Soomaaliya ay qaadan doonaan go’aan adag,islamarkaana ay shaqada ka ruqseyn doonaan madexweynaha Soomaaliya.

Waxa uu intaas ku sii daray in go’aanka uu qaatay madexweyne Xasan ay tahay mid qaranka wax u dhimeysa xilidhibaanada dowladda Soomaaliya ay ka hadli doonaan.

Madexweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ansixiyey qodobadii shirkii madasha wadatashiga ka qaran ka dib markii baarlamaanka Soomaaliya ay la soo daaheen.


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300