Published On: Sun, May 22nd, 2016

Madaxweynaha oo soo saaray xeer lagu meel marinayo heshiiskii madasha watashiga+Dhageyso

xasan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka shir Jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa soo saaray xeer lagu dhaqan gelinayo go’aannadii ka soo baxay madasha watashiga qaran ee ahaa in dalka ay ka dhacaan sanadkan doorashooyin dadban.Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ku wargeliyay in doorashooyinka ay dhicidoonaan waxqtigi loogu talagalay isagoo tilmaamay in xeerkaasi uu dhaqan gelidoono maanta.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300