Published On: Sat, May 21st, 2016

Jubbaland oo ka soo horjeesatey in wax laga bedelo Hanaanka doorashada iyo Nin G/Banaadir laga qeyb geliyo aqalka sare.

Jubbaland-oo-goodisay

Maamulka Jubbland oo ka mid ah maamul goboleedyada Dalka ka jira ayaa si cad uga soo horjeestey in wax ka bedal lagu sameeyo hanaankii doorashada ee ay isku raceen dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ka jira dalka.

War saxaafadeed ka soo baxay maamulka Jubbland ayaa lagu sheegay in maamulka Jubbland aysan marna aqbali doonin in wax laga badelo hanaankii doorashada ee lagu heshiiyey.

War saxaafadeedka oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Markacadeey.com waxa uu u qornaa sida hoos ka muuqata.

warsaxaafadeed_jubaland warsaxaafadeed_jubaland1

 

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300