Published On: Sat, May 21st, 2016

Baarlamaanka oo mar kale ka doodi doona sharciga doorashada dadban

Baarlamanka
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulankaas oo ay kaga hadlayaan arimaha doorashooyinka.Kulanka oo lagu wado in uu shir gudoomiyo gudoonka baarlamaanka waxaa la filayaa in maanta looga doodo sharciga lagu fulinayo doorashada dadban ee sanadkaan.

Xubnaha golaha baarlamaanka ayaa si qoto dheer uga doodaya sharcigan oo maalmihii dambe baarlamaanku uu ka hadlayey.

Wixii soo kordha la soco.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300