Published On: Wed, May 18th, 2016

Ra’aysul wasaare ku xigeenka Xukuumadda oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timi Danjire Xasharo

carte1
Ra’aysul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo, isla markaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha ee xiriirka dibedda.Mudane Carte ayaa sheegay in Danjiruhu uu u lahaa aqoon dheeri ah isla markaana uu ahaa shaqsi ku weyn isaga iyo garanaysa oo dhan,wuxuuna ku tilmaamay inuu ahaa hawl kar waddaniyad badani ay ku duugan tahay.

Ra’aysul wasaare ku xigeenka ayaa Alle ugu baryaya marxuumka inuu janadii Fardowso ka waraabiyo, isagoo dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka baxayna Rabbi ugu baryay inuu samir iyo Iimaan ka siiyo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300